Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Koormeerka SHAQO ee kastamada iyo Xafiiska cashuuraha bariga Caasimadda Laascaanood iyo Tukaraq

Noofeember 26, 2025 Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyada oo ay wehelinayso Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta kormeer shaqo kusoo galaa bixiyay Xafiiska…

Noofeember 26, 2025 Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyada oo ay wehelinayso Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta kormeer shaqo kusoo galaa bixiyay Xafiiska cashuuraha bariga iyo kastamada Laascaanood iyo Tukaraq si ay ugu kuur galaan shaqooyinka maalinlaha ah ee ay kastamada iyo cashuuraha barigu fuliyeen ugana dhagaysta warbixinada shaqo ee maalinlaha ah hawlwadeennadda.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda oo la hadlay hawl wadeenada ay kormeerka ugu tageeen ayaa ku bogaadiyay kuna amaanay sida quruxd badan ee ay shaqooyinka u wadaan masuuliyiinta uu koremeeka ugu tagay wuxuuna wasiir ku xigeenku ku booriyay hawl wadeenada sii laba jibaarada shaqo.

=Dhamaad=

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)