Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Kalmadda Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Dawlada Galmudug ee Furitaanka Shirka Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM)

Wasiirka Maaliyadda Galmudug, Mudane Farxaan Cali Maxamuud, oo furay shirka Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM) ee ka socda Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, ayaa hadal muhiim ah…

Wasiirka Maaliyadda Galmudug, Mudane Farxaan Cali Maxamuud, oo furay shirka Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM) ee ka socda Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, ayaa hadal muhiim ah jeediyay.

Wasiirka ayaa si gaar ah u xusay uguna soo dhaweeyay ka qaybgalka Maamulka Khaatumo ee shirkan. Wuxuu adkeeyay muhiimadda iskaashiga iyo wada shaqaynta Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka (FMS), si loo gaaro nidaam maaliyadeed oo hufan oo waara.

Dhamaad
Waaxda Xogta iyo Xidhiidhka Dadweynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo

View the original post on Facebook(opens in a new tab)