Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Golaha Wakiillada oo akhrintii 2-aad KU sameeyay Hindisaha Qoondada Miisaaniyadda 2026 ee Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya

Guddiga Maaliyadda Golaha Wakiillada ayaa Golaha u soo gudbiyay aragtida iyo qiimaynta guddiga ee Miisaaniyadda 2026, waxaana soo jeediyay guddoomiyaha guddiga Maaliyadda, Qorshaynta iyo…

Guddiga Maaliyadda Golaha Wakiillada ayaa Golaha u soo gudbiyay aragtida iyo qiimaynta guddiga ee Miisaaniyadda 2026, waxaana soo jeediyay guddoomiyaha guddiga Maaliyadda, Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah mudane Mahdi Cabdiraxmaan Cilmi.

Xubnaha Golaha Wakiillada ayaa soo jeediyay daadaha iyo aragtiyaha ay ka qabaan qoondada Miisaaniyadda 2026.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)