Fariinta cashuurta waddo-marista
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxay wadaa ololaha Cashuurta Waddo Marista, oo ka socota degmooyinka. Gaadiidleyda waxaa lagu wargelinayaa in ay si degdeg ah u bixiyaan cashuuraha ku…
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxay wadaa ololaha Cashuurta Waddo Marista, oo ka socota degmooyinka. Gaadiidleyda waxaa lagu wargelinayaa in ay si degdeg ah u bixiyaan cashuuraha ku waajibtay ee lixda bilood ee danbe ee 2025.
Nala daawo fariintaan muhiimka ah!


