Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr

Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr. Cali Xaaji Cige, oo ah khubaro waayo-aragnimo sare u leh maaliyadda iyo maamul-wanaagga, ayaa kulan is-waraysi iyo wadatashi ah la yeeshay qaar ka mid ah…

Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr. Cali Xaaji Cige, oo ah khubaro waayo-aragnimo sare u leh maaliyadda iyo maamul-wanaagga, ayaa kulan is-waraysi iyo wadatashi ah la yeeshay qaar ka mid ah Agaasimayaasha iyo Hawl-wadeenadda Wasaaradda Maaliyadda. Labadan aqoonyahan ayaa si qoto dheer ugala hadlay muhiimadda ay leedahay dhisidda hay’ado maaliyadeed oo hufan, isla markaana la jaan qaada nidaamyada casriga ah ee maaraynta maaliyadda guud.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)