Buuhoodle - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Siciid Cabdiraxmaan iyo Agaasimayaasha kala duwan ee…
Buuhoodle - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Siciid Cabdiraxmaan iyo Agaasimayaasha kala duwan ee Waaxaha Miisaaniyadda iyo Qorshaynta, Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha,…

Buuhoodle - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Siciid Cabdiraxmaan iyo Agaasimayaasha kala duwan ee Waaxaha Miisaaniyadda iyo Qorshaynta, Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha, Maamulka iyo Maaliyadda, Cashuuraha Berriga iyo Isuduwaha Gobolka Cayn ayaa kormeer ku tagay kastamadda Caasimadda Gobolka Cayn ee Buuhoodle.


