Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Agaasimaha Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Maaliyadda Mudane, Ahmed Abdiwali Mohamed ayaa Dhanbaal hambalyo…

Agaasimaha Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Maaliyadda Mudane, Ahmed Abdiwali Mohamed ayaa Dhanbaal hambalyo u diray guud ahaan shacabka Maamulka SSC-Khaatumo taas oo ku aadan ku…

Agaasimaha Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Maaliyadda Mudane, Ahmed Abdiwali Mohamed ayaa Dhanbaal hambalyo u diray guud ahaan shacabka Maamulka SSC-Khaatumo taas oo ku aadan ku dhawaaqista Maamulka Buuxa oo ka mida Maamuladda JFS.

Sidoo kale Agaasimaha ayaa si gaar ugu Mahad celiyey Ras”iisul Wasaaraha JSF Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Xukuumadda Dan Qaran.

Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khatumo.

View the original post on Facebook(opens in a new tab)