
Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda (9/15)
"Waxaan ugu baaqayaa Ganacsatada, shirkadaha real state- ka, Shirkadaha Dhismaha, Engineer-da, Darawaliinta iyo dhamaantood inay qaatan adeegyada Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Dib…
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanWararka rasmiga ah, war-saxaafadeedyada, ogeysiisyada dadweynaha iyo dhacdooyinka Wasaaradda.

"Waxaan ugu baaqayaa Ganacsatada, shirkadaha real state- ka, Shirkadaha Dhismaha, Engineer-da, Darawaliinta iyo dhamaantood inay qaatan adeegyada Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Dib…

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Waqooyi Bari Mudane Ibraahim Jaamac Raygal ayaa ka qayb qaatey Ololaha Kor u qaadista Dakhliga…

"Wasaaradda Duulista iyo Hawada Dawladda Waqooyi Bari waxay Fareysa Shirkadaha Gaarka loo leeyahay, Agency-yada iyo Dhamaan cidkasto ku lug leh Duulista iyo Hawada inay ka qayb qaatan Kor u…

"Waxaan fariin u dirayaa ganacsatada iyo Bulshada Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan Dakhliga Dowladda Waqooyi Bari" Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Laascaanood Marwo Aamina Yuusuf Guhaad

"Wasaaradda Ganacsiga Waqooyi Bari waxay si weyn qayb uga tahay Ololahan cusub, Ee kor loogu qaadayo dakhliga Dowladda Waqooyi Bari, kaas oo ah mid lagu xoojinayo koboca dhaqaalaha,…

"Waxaan U mahadcelinayaa Wasaaradda Maaliyadda Oo bilowday Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda, waxaan farayaa Ganacsatada Cusub iyo Kuwa ay Leesanadii- ka dhaceen inay si dhakhso ah u…

"Waxaan Ugu baaqayaa dhamaan muwaadiniinta Reer Waqooyi Bari ee ku nool gobolada iyo Degmooyinka Iyo dhamaan Deegaanada Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan Bixinta Cashuuraha si kor loogu…

Kulan u dhexeeya Waaxaha Miisaaniydda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Caasimadda Dawlad Goboleedka Jubbaland ee Kismaanyo, kaas oo lagu…

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Waqooyi Bari Mudane Axmed Ismaaciil oo kamida Guddiga Qor u qaadista Dakhliga Waqooyi Bari ayaa ka qayb galey Maalinka Labaad…