Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (5/15)
"Wasaaradda Ganacsiga Waqooyi Bari waxay si weyn qayb uga tahay Ololahan cusub, Ee kor loogu qaadayo dakhliga Dowladda Waqooyi Bari, kaas oo ah mid lagu xoojinayo koboca dhaqaalaha,…
"Wasaaradda Ganacsiga Waqooyi Bari waxay si weyn qayb uga tahay Ololahan cusub, Ee kor loogu qaadayo dakhliga Dowladda Waqooyi Bari, kaas oo ah mid lagu xoojinayo koboca dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, iyo sare u qaadidda adeegyada bulshada".
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga Waqooyi Bari Marwo Hoodo Maxamed Ibraahim
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


