
Here are the highlights from the 19th IGFF meeting from this week
Here are the highlights from the 19th IGFF meeting from this week. #fiscalfederalism
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanWararka rasmiga ah, war-saxaafadeedyada, ogeysiisyada dadweynaha iyo dhacdooyinka Wasaaradda.

Here are the highlights from the 19th IGFF meeting from this week. #fiscalfederalism


Wasaaradda Maaliyadda Dowladda SSC-Khaatumo ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeelatay madaxa sare ee Machadka HESPI (Horn Economic and Social Policy Institute), kaas oo diiradda lagu…

Golaha Guddiga Farsamo ee IGFFTC ayaa cod aqlabiyad ah ansixiyey in Wasaaradda Maaliayadda SSCK si rasmi ah uga mid noqoto guddiga IGFFTC.

Laascaanood, Juun 29, 2025 – Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah uga mid noqotay Guddiga Farsamo ee Daadajinta Nidaamka Maaliyadeed ee Dalka (Intergovernmental…

Laascaanood, 24ka June 2025 — Wasaaradda Maaliyadda ayaa qabatay tababar dhamaystiran oo ku saabsan Maareynta Maaliyadda Guud, kaas oo uu soo jeedinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda…

Muqdisho, Talaado, 24 Juun 2025 — Wasiirka Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad, ayaa ka qeyb-galay munaasibadkii daah-furka Warbixinta Sanadeedka 2024-ka ee Horumarka…

Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda SSC-Khaatumo oo uu ugu horeeyo wasiir mudane, Cabdiqani Xuseen X Hiirad, Agaasimaha Guud mudane Siciid Cabdiraxmaan iyo Agaasimayaasha waaxahu waxay si…

Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Goboleedka SSC-Khaatumo waxay dhamaan Muslimiinta, Umadda Somaaliyeeda iyo Shacabka SSC-Khaatumo ugu hambalyeynaysa Munaasibadda Ciidul Adxaa.