Xafiiska Xisaabiyaha Guud (XXG) Ee Maamulka SSC Khaatumo Waa mid kamida xafiisyadda tiirarka u ah hanaanka maaliyadeed…
Xafiiska Xisaabiyaha Guud (XXG) Ee Maamulka SSC Khaatumo Waa mid kamida xafiisyadda tiirarka u ah hanaanka maaliyadeed iyo daahfurnaanta Dowladnimada Casriga ah. Xafiiska Xisaabiyaha Guud…

Xafiiska Xisaabiyaha Guud (XXG) Ee Maamulka SSC Khaatumo Waa mid kamida xafiisyadda tiirarka u ah hanaanka maaliyadeed iyo daahfurnaanta Dowladnimada Casriga ah. Xafiiska Xisaabiyaha Guud Waxaa ka banaan fursado shaqo oo Saddex ah sida ku cad shaacinta hoose. dhammaan Muwaadiniinta SSC Khatumo Waxa lagu wargelinayaa iney soo xareystaan Cv yadooda( curriculum Vitae) , kuna soo hagaajiyaan emailka ku qoran faafinta hoose ka muuqata kuna cadaynaya Shaqada uu Xaraysanayo.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


