Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee SSC-Khaatumo, oo ka mid ah wafdiga ku sugan magaalada Buuhoodle ee uu hogaaminayo…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee SSC-Khaatumo, oo ka mid ah wafdiga ku sugan magaalada Buuhoodle ee uu hogaaminayo Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, ayaa booqasho ku tagay xafiiska guud…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee SSC-Khaatumo, oo ka mid ah wafdiga ku sugan magaalada Buuhoodle ee uu hogaaminayo Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, ayaa booqasho ku tagay xafiiska guud Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Cayn. Wasiirka ayaa halkaas kula kulmay hawlwadeennada Xafiiska, isagoo ka dhageystay warbixino ku saabsan shaqooyinka socda iyo caqabadaha jira.
Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wada shaqaynta iyo horumarinta adeegyada maaliyadeed ee Maamuulka.
Dhamaad
Waaxda Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyada SSC-Khaatumo
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


