U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen X

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiirad, oo la waraysi siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV), ayaa faahfaahiyey heerka wada shaqaynta ka…

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen X. Hiirad, oo la waraysi siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV), ayaa faahfaahiyey heerka wada shaqaynta ka dhexeysa wasaaradaha Maamulka SSC-Khaatumo iyo wasaaradaha dhiggooda ah ee Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS).
Wasiirka ayaa sheegay in wada shaqaynta labada dhinac ay heer fiican marayso.

Dhamaad
Waaxda Xogaha iyo Xidhiidhka Bulshada
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)