U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Wasiir ku xigeenka Wasaradda Maaliyadda JFS Mudane, Cabdiqafaar Cilmi iyo Agaasimayaha Guud Mudane, Suleiman Sheekh…

Wasiir ku xigeenka Wasaradda Maaliyadda JFS Mudane, Cabdiqafaar Cilmi iyo Agaasimayaha Guud Mudane, Suleiman Sheekh Cumar ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Xarunta Guud ee Wasaaradda Maaliyadda…

Wasiir ku xigeenka Wasaradda Maaliyadda JFS Mudane, Cabdiqafaar Cilmi iyo Agaasimayaha Guud Mudane, Suleiman Sheekh Cumar ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Xarunta Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo, Wasiirka Maaliyadda Mudane, Cabdiqani Xuseen oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud Siciid Cabdiraxman iyagoo kulan la yeeshay Madaxda Sare ee Wasaaradda kaas oo lagaga hadlayay sidii loo kor loogu qaadi lahaa Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Guud Maamulka.

Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo

Sawirro

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)