U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Wasiir ku xigeenada Maaliyadda iyo Waxbarashada ayaa ogaysiis wadajira u direy dhammaan macallimiinta ka mushahar qaata…

Wasiir ku xigeenada Maaliyadda iyo Waxbarashada ayaa ogaysiis wadajira u direy dhammaan macallimiinta ka mushahar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya inay waajib ku tahay bixinta Cashuurta…

Wasiir ku xigeenada Maaliyadda iyo Waxbarashada ayaa ogaysiis wadajira u direy dhammaan macallimiinta ka mushahar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya inay waajib ku tahay bixinta Cashuurta Dakhliga Shaqsiga ah (Personal Income Tax).

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)