Wasaaradda Maaliyadda waxay hambalyo ku aaddan ciidda barakaysan ee Fidriga u direysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed…
Wasaaradda Maaliyadda waxay hambalyo ku aaddan ciidda barakaysan ee Fidriga u direysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Shacab waynaha Dawlada Waqooyi Bari meel kasta oo ay dunida…

Wasaaradda Maaliyadda waxay hambalyo ku aaddan ciidda barakaysan ee Fidriga u direysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Shacab waynaha Dawlada Waqooyi Bari meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
Waxaan alle ka baryeynaa in sannadkan sannadkiisa kale nagu gaarsiiyo caafimaad, nabadgelyo, dalkoo barwaaqo ah iyo horumar dhaqaale.
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


