Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u guda gashay ololaha ururinta cashuurta gaadiidka…
Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u guda gashay ololaha ururinta cashuurta gaadiidka, kaas oo diiradda lagu saarayo dardargelinta soo xeraynta dakhliga…

Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u guda gashay ololaha ururinta cashuurta gaadiidka, kaas oo diiradda lagu saarayo dardargelinta soo xeraynta dakhliga waddo-marista ee lixda bilood ee hore ee sanadka 2025.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


