U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Wasaaradda Maaliyada SSC-Khaatumo ayaa u soo xidhey Tababar u socdey Laba Todobaad Howl wadeenada Cusub ee Wasaaradda…

Wasaaradda Maaliyada SSC-Khaatumo ayaa u soo xidhey Tababar u socdey Laba Todobaad Howl wadeenada Cusub ee Wasaaradda maaliyada ay ka qaadatay Laascaanood kuwa soo ku soo baxay Tartan…

Wasaaradda Maaliyada SSC-Khaatumo ayaa u soo xidhey Tababar u socdey Laba Todobaad Howl wadeenada Cusub ee Wasaaradda maaliyada ay ka qaadatay Laascaanood kuwa soo ku soo baxay Tartan daahfuran.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada SSC-Khaatumo Mudane, Cabdiqani Xuseen X Hiirad ayaa gudoonsiiyey Shahaadooyinka cadeynaya Qaadashada Tababarkan , Waxaana uu ku bogaadiyey Wasiirku inay u diyaar garoobaan sidii ay dadkooda iyo dowladooda ugu shaqeyn lahaayeen.

Sawirro

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)