U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

TACSI

‎إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه Innaa Lillaahi Wa’inna Illayhi Raajicuun Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada…

‎إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه

Innaa Lillaahi Wa’inna Illayhi Raajicuun

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada Marxuun Cabdinaasir Xuseen Xaaji Hiirad oo ahaa Wasiirka Maaliyadda walaalkii, oo Dalka Maraykanka ku geeriyooday.

Waxaanu Allaah uga baryeynaa marxuumka inuu naxariistii jano ka waraabiyo, kalmadda xaqa ahna ku sugo, qoyskiisii, qaraabadii iyo guud ahaan Bulsha waynta SSC-Khaatumo samir iyo iimaan saadiqa ah Alle ha ka siiyo.

Aamin Aamin

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)