U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Shukri Haaji Gamgam oo ka mida gudida dhaqalaaha ee Jahliyada Minnesota ee Dawlada Waqooyi Bari oo ka warbixisay kulan…

Shukri Haaji Gamgam oo ka mida gudida dhaqalaaha ee Jahliyada Minnesota ee Dawlada Waqooyi Bari oo ka warbixisay kulan Miisaaniyadda Muwaadiniita (Budget Citizen) oo ay ka qayb gashay,…

Shukri Haaji Gamgam oo ka mida gudida dhaqalaaha ee Jahliyada Minnesota ee Dawlada Waqooyi Bari oo ka warbixisay kulan Miisaaniyadda Muwaadiniita (Budget Citizen) oo ay ka qayb gashay, iyadoo ku amaantay Shaqada quruxda badan ee Hawladeena Wasaaradda iyo Wasiir Hiirad ay hayaa.

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)