Shirka Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM), oo ka socda Caasimada Dawlada Galmudug ee Dhuusamareeb, ayaa galay maalintiisii labaad
Shirka Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM), oo ka socda Caasimada Dawlada Galmudug ee Dhuusamareeb, ayaa galay maalintiisii labaad. Shirkan, ayaa socon doono ilaa 20-ka November.…

Shirka Maareynta Maaliyadda Dadweynaha (PFM), oo ka socda Caasimada Dawlada Galmudug ee Dhuusamareeb, ayaa galay maalintiisii labaad. Shirkan, ayaa socon doono ilaa 20-ka November.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo iyo Xisaabiyaha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah uga qayb qaadanaya shirkan, iyagoo door weyn ka qaadanaya wada tashiga iyo qorsheyaasha lagu horumarinayo nidaamka maaliyadeed ee dalka.
Dhamaad
Waaxda Xogta iyo Xidhiidhka Dadweynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


