U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi (11/15)

"Waxaan bulshada reer Waqooyi Bari ugu baaqayaa inay ka qayb qaatan Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari, si bulshadii loogu celiyo oo loogu shaqeeyo Cashuurtoodi" Xildhibaan Axmed…

"Waxaan bulshada reer Waqooyi Bari ugu baaqayaa inay ka qayb qaatan Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari, si bulshadii loogu celiyo oo loogu shaqeeyo Cashuurtoodi"

Xildhibaan Axmed Siciid Madaale

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)