Laascaanood – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday (25-26 Febraayo…
Laascaanood – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday (25-26 Febraayo 2025) oo ku saabsanaa Hannaanka Qarash-bixinta iyo Mas'uuliyadda…

Laascaanood – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday (25-26 Febraayo 2025) oo ku saabsanaa Hannaanka Qarash-bixinta iyo Mas'uuliyadda Maaliyadda Guud.
Tababarkan muhiimka ah ayaa waxaa ka faa'iideystay Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaradda iyo qaar ka mid ah hawl-wadeennada Wasaaradda, kuwaas oo ugu dambeyn la guddoonsiiyay shahaadooyin caddeynaya tababarka ay qaateen.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


