U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Laascaanood 09/11/2024: Kulan Muhiim ah oo ay ka soo qayb haleen Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimeyaasha Waaxaha…

Laascaanood 09/11/2024: Kulan Muhiim ah oo ay ka soo qayb haleen Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimeyaasha Waaxaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradaha Kala Duwan ee Maamulka SSC-Khaatumo oo…

Laascaanood 09/11/2024: Kulan Muhiim ah oo ay ka soo qayb haleen Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimeyaasha Waaxaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradaha Kala Duwan ee Maamulka SSC-Khaatumo oo ku saabsanaa gorfeynta Xeerka Siyaasadda Miisaaniyada iyo falanqaynta dhamaystirka Qoondada Miisaaniyada 2025 ee Maamulka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyada, Mudane Siciid Cabdiraxmaan Maxamed ayaa la wadaagay Agaasimayasha ee Wasaaradaha Maamulka SSC-Khaatumo Xeerka Siyaasada Miisaaniyada.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu gofeeyey jawdalaynta dhamaystirka miisaaniyada 2025, iyadoo agaasimayaashu ay falanqeeyeen qaababka ugu habboon ee loo hirgelin karo qorshayaasha miisaaniyada.

Kulanka ayaa ku soo dhammaadey isla jaanqaad midho dhal ah.

Dhamaad
Waaxda Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo

Sawirro

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)