Imitixaanka gacan ka qabadka boosaska leyli SHAQO ee fullstack developers
10ka Abriil, 2025: Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u qabtay imtixaan practical-ka tartamayaasha u soo gudbay liiska gaaban (shortlist) ee barnaamijka Leyli…

10ka Abriil, 2025: Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u qabtay imtixaan practical-ka tartamayaasha u soo gudbay liiska gaaban (shortlist) ee barnaamijka Leyli shaqo ee Full-Stack Developer.
Internship-kan wuxuu fursad u yahay dhalinyaraddu inay helaan waayo-aragnimo shaqo oo heer sare ah iyo inay ka qaybqaataan mashaariicda muhiim ah oo lagu horumarinayo adeegyada dijitaalka ah ee wasaaradda.
Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


