Hambalyo iyo soo dhawayn: Wasiir Ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda
Wasiirka, Agaasimayaasha Waaxyaha iyo guud ahaan hawlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda waxay si diiran ugu hambalyeynayaan Wasiir Ku-xigeenka Mudane Jaamac Daahir Qodax iyo Agaasimaha Guud…

Wasiirka, Agaasimayaasha Waaxyaha iyo guud ahaan hawlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda waxay si diiran ugu hambalyeynayaan Wasiir Ku-xigeenka Mudane Jaamac Daahir Qodax iyo Agaasimaha Guud Mudane Siciid Cabdiraxmaan Maxamed, oo Madaxweynuhu u magacaabay xilalkaas.
Waxaan u rajeynaynaa in Eebbe ku garab galo gudashada xilka, isla markaana ay hoggaamiyaan hufnaan, karti, iyo horumar.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


