FURSADO SHAQO - Laascaanood
Wasaaradda Maaliyadda SSC Khaatumo waxay soo bandhigaysaa 16 fursado shaqo oo loo marayo tartan daahfuran kuwaasoo ka banan Gobolka Sool, gaar ahaan Caasimaddiisa Laascaanood. Fadlan wixii…

Wasaaradda Maaliyadda SSC Khaatumo waxay soo bandhigaysaa 16 fursado shaqo oo loo marayo tartan daahfuran kuwaasoo ka banan Gobolka Sool, gaar ahaan Caasimaddiisa Laascaanood.
Fadlan wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan fursadahan shaqo iyo habka xaraynta waxaad ka akhrisan kartaa Website-ka Wasaaradda Adigoo Riixaya linkiga hoose
https://mof.kh.gov.so/index.php/job-advertisement-tax-collectors-lasanod/
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


