Citizen Budget: waxa ugu weyn ee looga danleeyhy waa daah-furnaan (Transparence) oo ka bilaamaya muwaadiniinta oo…
"Citizen Budget: waxa ugu weyn ee looga danleeyhy waa daah-furnaan (Transparence) oo ka bilaamaya muwaadiniinta oo larabo inay ogaadaan miisaanayada meelaha laga soo ururinayo iyo meelaha…

"Citizen Budget: waxa ugu weyn ee looga danleeyhy waa daah-furnaan (Transparence) oo ka bilaamaya muwaadiniinta oo larabo inay ogaadaan miisaanayada meelaha laga soo ururinayo iyo meelaha ay ku baxayso ayna ka qaybqaataan dejinta sidoo kalena ay arigtidooda ku darsadaan miisaaniyadda 2026. Annaguna waxaanu ku dedaalaynaa in aan qaadano wixii aad nala wadaagtaan”
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


