U gudub nuxurka bogga

Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Raadi

Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.

Akhri wax badan
Ku noqo Warar & Ogeysiisyo
War

Buuhoodle - Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo ayaa dhawaan soo gabagabaysay tababar todobaad socday oo loogu talagalay…

Buuhoodle - Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo ayaa dhawaan soo gabagabaysay tababar todobaad socday oo loogu talagalay howl-wadeenada cusub ee wasaaradda. Tababarkaan, oo ka dhacay…

Buuhoodle - Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo ayaa dhawaan soo gabagabaysay tababar todobaad socday oo loogu talagalay howl-wadeenada cusub ee wasaaradda. Tababarkaan, oo ka dhacay magaalada Buuhoodle, waxaana lagu horumarinayo xirfadaha iyo aqoonta shaqaalaha cusub kuwaas oo dhawaan ku soo baxay tartaran daahfuran oo shaqaalaysiiden.

Tababarka waxaa lagu baray shaqaalaha cusub shaqooyinkooda iyo waajibaadkooda shaqo.

Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyaadda SSC-Khaatumo.

Sawirro

Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)