Ansixinta hindise-sharciyeedka miisaaniyad-sanadeedka 2026
19-10-2025:- Laascaanood Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw Cali oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeen Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa shir guddoomiyey shirka…

19-10-2025:- Laascaanood Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw Cali oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeen Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada
Kulanka ayaa Golaha Wasiiradu ku ansixiyeen qoondada miisaaniyadda 2026 si waafaqsan xeerarka Maaliyadda dawladda.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


