Akhrinta Qoondada Miisaaniyadda 2026 ee Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya
Golaha Wakiillada Dawladda Waqooyi Bari, oo fulinaya waajibadooda ansixinta miisaaniyadda, ayaa maanta ka dooday wax ka beddelka Qoondada Miisaaniyadda 2026. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…

Golaha Wakiillada Dawladda Waqooyi Bari, oo fulinaya waajibadooda ansixinta miisaaniyadda, ayaa maanta ka dooday wax ka beddelka Qoondada Miisaaniyadda 2026.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Axmed Daahir Mire, ayaa golaha u jeediyay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan isbeddellada miisaaniyadda, ka dib dib-u-eegis ay sameeyeen Guddiga Maaliyadda ee Golahu.
Shirka waxaa gudoominayey Guddoomiyaha Golaha, Mudane Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan, iyo labada Guddoomiye ku-xigeen ee Golaha Wakiillada.
-Dhamaad-
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


