Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta si…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta si rasmi ah uga qayb galay qiimeeynta nuqulka 1aad ee Qorshaha…

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta si rasmi ah uga qayb galay qiimeeynta nuqulka 1aad ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ), oo muddo labo bilood ah si habsami leh uga socday caasimadda Dowladda Federaalka ee Muqdisho.
Diyaarinta qorshahan, oo ah mid taariikhi ah, waxaa door muhiim ah ka qaadanaya howl-wadeeno ka socda hay’adaha kala duwan ee Maamulka SSC-Khaatumo. Waxay ka shaqeynayaan qorshe dhammaystiran oo hage u noqon doona horumarka iyo isbeddelka dalka sannadaha 2025-2029.
Dhamaad
Waaxda Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


