Xeer-nidaamiyaha Cashuurta Kirada Daaraha
Cashuurta dakhliga kirada guryaha iyo dhismayaasha: 5% guryaha la dego, 10% guryaha ganacsiga. Tixraac XN005/2024.
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanCashuurta dakhliga kirada guryaha iyo dhismayaasha: 5% guryaha la dego, 10% guryaha ganacsiga. Tixraac XN005/2024.