
Job Advertisement: Budget Execution Officer
Employer: Ministry of Finance – North East State Location: Las’anod Sool, North East State Position: Budget Execution Officer Contract Type: Permanent Working Pattern: Full-time Department:…
An official website of the Northeast State of Somalia
The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.
Read moreOfficial news, press releases, public notices and events from the Ministry.

Employer: Ministry of Finance – North East State Location: Las’anod Sool, North East State Position: Budget Execution Officer Contract Type: Permanent Working Pattern: Full-time Department:…

Wasaaradda Maaliyadda, iyada oo u mahadcelinaysa muwaadiniita markasta cashuur-bixiyayaasha ee bixiya cashuuraha ku waajibay, waxay bulshada ku wargalinaysaa in qabashada cashuurta…

10ka Abriil, 2025: Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u qabtay imtixaan practical-ka tartamayaasha u soo gudbay liiska gaaban (shortlist) ee barnaamijka Leyli…

Two regulations dated 1 April 2025 set the registration and renewal fees for health facilities and education institutions.

Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay soo bandhigaysaa shan (5) fursado layli-shaqo (internship) oo loogu talogalay ardayda ka soo qalin-jabisay kulliyadaha tiknoolajiga, kuwa dhiganaya sanadka ugu…

Buuhoodle- Ololaha Cashuurta Waddo-Marista oo si toos ah uga socota degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo gaar ahaan caasimadda Gobolka Cayn ee Buuhoodle. Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka…

Wasaaradda Maaliyaddu Maamulka SSC-Khaatumo waxay ku wargelinaysaa Dhamaan gaadiidleyda in bixinta Cashuurta waddo maristu ka socoto xafiisyada Cashuuraha Berriga.

Imtixaanka tartamayaasha boosaska hawl wadeenadda cashuuraha Buuhoodle ee wasaaradda Maaliyadda.

25ka Janaayo, 2025: Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah loo qabtay imtixaankii loogu talagalay shaqooyinka ururinta cashuuraha ee buuhoodle, kaas oo lagu qabtay…