Sharciyada
Qaab-dhismeedka sharci ee maaliyadda dadweynaha, canshuuraha iyo qandaraasyada ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.
Haddii ay jirto kala duwanaansho, nuqullada rasmiga ah ee daabacan ayaa laga raacayaa dukumiintiyada boggan.
11 natiijo
Xeer-nidaamiyaha Ajuurooyinka Adeegga Garsoorka
Ajuurooyinka iyo khidmadaha adeegyada maxkamadaha. Tixraac SSC/WM/XW/001/2024.
Xeer-nidaamiye2024PDF460 KBLa daabacay 1 Agoosto 2024
